Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo muddo 48 saac ah u qabtay Golihiisa Wasiirada

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Safarkii Madaxweyne Ku-xigeenka ee deegaanka Af-urur, Xaaladda Waddooyinka Puntland iyo Warbixino kale. Axmed Karaash ayaa amar ku siiyey Golaha wasiirada Puntland iney muddo 48 saacadood ah uga jawaabaan sidii ay … Continue reading Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo muddo 48 saac ah u qabtay Golihiisa Wasiirada